Bruger:AbdiShakur Shariif/sandkasse

Abdishakur Shariif (Shaku) (Dhashey 15.02.1997) waa orodyahan somaliyeed oo Ordo orodada fudud iyo kuwa dhexe sida 400m iyo 800m. Wuxu ka mid yahay kooxda AGF Atletik oo ka dhisan wadanka Denmark Gaar ahaan magaalada aarhus